منتديات شباب الصومال
هل تريد التفاعل مع هذه المساهمة؟ كل ما عليك هو إنشاء حساب جديد ببضع خطوات أو تسجيل الدخول للمتابعة.

sidii aad u isticmaali lahayd web ka

اذهب الى الأسفل

icon 4 sidii aad u isticmaali lahayd web ka

مُساهمة من طرف Admin الخميس فبراير 15, 2007 9:58 pm

lol! lol! lol! lol! lol!
marka hore waad salaamantiin .
salaan ka dib waxaan jeclaaday in aan idiin sheego habka aad u isticmaali lahayd webka ama meesha aad ka gali lahayd.
1: markahore waxaad ku dhufataa halka ay ku qorantay calaamad guriga oo kale ah---
sidii aad u isticmaali lahayd web ka Icon_mini_index ka dibna waxaad arki doontaa qaybaha uu ka kooban yahay web ku .

2 : waxaad gelaysaa halka ay ku qorantay (دخول) waa hadii aad hore is ku qortay hadii aanad wali is qorina waxaad gelaysaa (التسجيل) kadib ayaad gali kartaa (دخول) ........................
hadii aanad qornayna waad is qoraysaa marka hore kadib ayaad samaynaysaa talaabooyinkaas oo aadgali kartaa

wixii faahfaahina kala soo xidhiidh admin ka is gaa ku fahansiin doona ,,, waxaanad kala soo xidhiidhi kartaa emailka
[email]shabaabalsoomaal@hotmail.com[/email]

waad mahad santiin

cheers cheers cheers cheers cheers




Admin
Admin
مدير العام
مدير العام

ذكر
عدد الرسائل : 92
السٌّمعَة : 0
تاريخ التسجيل : 13/02/2007

https://shabaabalsoomaal.yoo7.com

الرجوع الى أعلى الصفحة اذهب الى الأسفل

الرجوع الى أعلى الصفحة


 
صلاحيات هذا المنتدى:
لاتستطيع الرد على المواضيع في هذا المنتدى