منتديات شباب الصومال
هل تريد التفاعل مع هذه المساهمة؟ كل ما عليك هو إنشاء حساب جديد ببضع خطوات أو تسجيل الدخول للمتابعة.

taariikhda web shabaabalsoomaal

3 مشترك

اذهب الى الأسفل

sidee ayaad u aragtaa webka shabaabalsoomaal?

taariikhda web shabaabalsoomaal I_vote_rcap50%taariikhda web shabaabalsoomaal I_vote_lcap 50% 
[ 3 ]
taariikhda web shabaabalsoomaal I_vote_rcap33%taariikhda web shabaabalsoomaal I_vote_lcap 33% 
[ 2 ]
taariikhda web shabaabalsoomaal I_vote_rcap0%taariikhda web shabaabalsoomaal I_vote_lcap 0% 
[ 0 ]
taariikhda web shabaabalsoomaal I_vote_rcap17%taariikhda web shabaabalsoomaal I_vote_lcap 17% 
[ 1 ]
 
مجموع عدد الأصوات : 6
 
 
التصويت مغلق

اعلان taariikhda web shabaabalsoomaal

مُساهمة من طرف Admin الخميس فبراير 22, 2007 10:37 pm

cheers rendeer alien Sleep Arrow I love you I love you

taariikhda web shabaabalsoomaal Banner12



markahore waad salaamantiin dhalin yarada soo maaliyeed ee nagala soo
qaybgashay muntadaha shabaabalsoomaal iyo ku aan wali nagala soo qaybgalin ee xiisaynaya in ay nagala soo qaybgalaan in aan wax yar idiinka sheego xilgii la aasaasay muntadaha shabaab alsoomaal...waxa laa aasaasay muntada shabaabalsoomaal markii ay taariikhdu ahayd

waxaan aasaasay dhalinyaro soomaaliyeed ku nool wadanka YENEN gaar ahaana magaalada TA'IZ..u jeedaduna waxay ahayd in aya is ku keenaan dhalinyarada soomaaliyeed ee ku hadasha luuqadaha kala duwan oo way is ku gukeenaan 2 luuqadood ee carabiga iyo afsoomaaliga in kasta oo aan wali la samayn qaybta english ta iyadoo aan hada baahi taas loo qabin oo cid doonaysa aanan wali arag..marka waxaan u malaunayaa in ay aad fahmi kartaan u jeedada iyo sababta hadii aad wax fikrada haysid waad noo soo gudbin kartaa..
waanad mahad santiin:cheers: cheers cheers


والتحيات منى
Admin
Admin
مدير العام
مدير العام

ذكر
عدد الرسائل : 92
السٌّمعَة : 0
تاريخ التسجيل : 13/02/2007

https://shabaabalsoomaal.yoo7.com

الرجوع الى أعلى الصفحة اذهب الى الأسفل

اعلان رد: taariikhda web shabaabalsoomaal

مُساهمة من طرف axlaam الإثنين يونيو 11, 2007 6:35 pm

marka hore waad salaamantihiin marka xigta waxaan idin weydiinayaa waxaa layiri muntadaa shabaab soomaal waa maxay jinsiyadaha kala duwan ee ku jira soomaalida sida masriga iyo iraaqiga iyo yeminiga waxaa rabaa inaad iiga soo jawaabtiin waadna mahadsantihiin dhalinyarada

axlaam
عضو جديد
عضو جديد

انثى
عدد الرسائل : 14
العمر : 36
السٌّمعَة : 0
تاريخ التسجيل : 30/04/2007

الرجوع الى أعلى الصفحة اذهب الى الأسفل

اعلان رد: taariikhda web shabaabalsoomaal

مُساهمة من طرف axlaam الأربعاء يونيو 13, 2007 9:24 am

waxalakaladhaha magac yadooda hadee aaneden shigo

axlaam
عضو جديد
عضو جديد

انثى
عدد الرسائل : 14
العمر : 36
السٌّمعَة : 0
تاريخ التسجيل : 30/04/2007

الرجوع الى أعلى الصفحة اذهب الى الأسفل

اعلان رد: taariikhda web shabaabalsoomaal

مُساهمة من طرف moustapha الأربعاء يونيو 13, 2007 8:39 pm

waad salaamantiin dhamaan ..marka hore hadaan is ku dayo in aan ka jawaabo su'aashaada waxay ila tahay hadii aad ogaatid magacyadooda waad la xidhiidhi kartaa iyaga ,,,,,,,,,,
laakiin waxaan ku waydiiyay adiga magacaagaa
lol lol lol lol
thak u
moustapha
moustapha
مشرف عام
مشرف عام

ذكر
عدد الرسائل : 131
العمر : 38
السٌّمعَة : 0
تاريخ التسجيل : 15/02/2007

الرجوع الى أعلى الصفحة اذهب الى الأسفل

اعلان رد: taariikhda web shabaabalsoomaal

مُساهمة من طرف axlaam الإثنين يونيو 18, 2007 9:29 am

Shocked
magenta]]
[/
size]
marka hore salamo calekom codse idenkuu raliega ah waxan raba inan koso beero marar badan ayan isko dayay weye soda galiweday mrka waxan edenka codsanayaa inad barnamijka ego dar tii seaan shabab ka ogala qeeb qato inshaalah

axlaam
عضو جديد
عضو جديد

انثى
عدد الرسائل : 14
العمر : 36
السٌّمعَة : 0
تاريخ التسجيل : 30/04/2007

الرجوع الى أعلى الصفحة اذهب الى الأسفل

اعلان رد: taariikhda web shabaabalsoomaal

مُساهمة من طرف Admin الإثنين يونيو 18, 2007 8:01 pm

marka hore waad salaamantiid dhamaan ..AXLAAM
marka hore waad ku mahadsantay in aad nagala soo qaybgashid ..marka xigta waxay ila tahay in aad hadaba naga mid tahay .oo aad wixiiaad rabtid noo soo gudbin kartid .. hadii aad wax faafaahina oo intaa dheer aad u baahantay nagala soo xidhiidh emailkan


shabaabalsomal@hotmail.com

WAAD MAHADSANTAY
Admin
Admin
مدير العام
مدير العام

ذكر
عدد الرسائل : 92
السٌّمعَة : 0
تاريخ التسجيل : 13/02/2007

https://shabaabalsoomaal.yoo7.com

الرجوع الى أعلى الصفحة اذهب الى الأسفل

الرجوع الى أعلى الصفحة


 
صلاحيات هذا المنتدى:
لاتستطيع الرد على المواضيع في هذا المنتدى